Golaha Wasiirada Somalia oo yeeshay kulan looga hadlay qodobo muhiim ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee tubta horumarinta dhaqaalaha oo looga hadlay qorshaha dawladda Soomaaliya ay ugu diyaar garoobayso ka qayb galka shirka sannadlaha ah ee ay wada qabanayaan Bangiga Adduunka iyo Hay’adda lacagta Aduunka (IMF). Wasiirka maaliyadda XFS, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, oo … Continue reading Golaha Wasiirada Somalia oo yeeshay kulan looga hadlay qodobo muhiim ah (Sawirro)